Deni oo kormeer kedis ah ku tagay xarumo ku yaalla Garoowe (Muxuu ku soo arkay)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah xarumaha Hay’adaha Maamulkiisa sida  Wasaaradda Waxbarashada, Wasaaradda Qorsheynta, Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha iyo Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha, Xafiiska Hanti dhowrka guud, Guddiga Qandaraasyada iyo Wakaalada Biyaha ee Dowladda Puntland. Deni ayaa u kuurgalay sida ay u socdaan shaqooyinka Dowliga ah iyo adeega … Continue reading Deni oo kormeer kedis ah ku tagay xarumo ku yaalla Garoowe (Muxuu ku soo arkay)